8 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﯝﯞﯟﯠﯡ
94:1 Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
ﯢﯣﯤﯥ
94:2 Oonaan ka dajinin culayskii.
ﭑﭒﭓﭔ
94:3 dhabarka kaa cusleeyay.
ﭕﭖﭗﭘ
94:4 Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
ﭙﭚﭛﭜﭝ
94:5 Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
ﭞﭟﭠﭡﭢ
94:6 Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
ﭣﭤﭥﭦ
94:7 Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
ﭧﭨﭩﭪ
94:8 Eebana (Khayr) ka rajee.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers