Surah Ash-Sharh Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Ash-Sharh tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (8 Aayad — مكية). Ash-Sharh Maqal, Ash-Sharh Tarjumaad, Ash-Sharh mp3, Ash-Sharh pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Ash-Sharh

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy
M Mahmoud Khalil Al-Husary
A Abdurrahman As-Sudais
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi
A Abdul Basit Abdul Samad
A Ali Al-Hudhaify
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy
A Abu Bakr Ash-Shaatree
M Muhammad Ayyoub
A Abdullah Basfar
A Abdullah Al-Juhani
M Maher Al Muaiqly
x1
أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Oonaan ka dajinin culayskii.
الَّذِي أَنقَضَ ظَهْرَكَ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
dhabarka kaa cusleeyay.
وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
إِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
فَإِذَا فَرَغْتَ فَانصَبْ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَارْغَب ۝٨
📖 Tarjumaad Aayad 8
Eebana (Khayr) ka rajee.
← 93 Ash-Sharh (94/114) 95 →
Akhri Surah Ash-Sharh Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

94الشرح Ash-Sharh 📚 8 Aayad مكية

Aayad kasta – Surah Ash-Sharh — 8 Aayad




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers