Surah Al-Qaari'ah Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Qaari'ah tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (11 Aayad — مكية). Al-Qaari'ah Maqal, Al-Qaari'ah Tarjumaad, Al-Qaari'ah mp3, Al-Qaari'ah pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Qaari'ah

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
الْقَارِعَةُ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Qaaricada (qalbiga garaacda).
مَا الْقَارِعَةُ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Qaarica maxay tahay.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Mase taqaannaa Qaarico.
يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay.
وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay.
فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.
فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah.
وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ ۝٨
📖 Tarjumaad Aayad 8
Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).
فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ ۝٩
📖 Tarjumaad Aayad 9
Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ ۝١٠
📖 Tarjumaad Aayad 10
Ma taqaannaa Haawiya.
نَارٌ حَامِيَةٌ ۝١١
📖 Tarjumaad Aayad 11
Waa Naar kulayl daran.
← 100 Al-Qaari'ah (101/114) 102 →
Akhri Surah Al-Qaari'ah Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

101القارعة Al-Qari'ah 📚 11 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers