Fussilat · 2/54
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Fussilat
تَنزِيلٌ مِّنَ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ ۝٢
Tanzeelum Minar-Rahmaanir-Raheem
📖 Af-Soomaali
Quraanka waa soo dajinta Eebe naxariista guud iyo mid gaaraba naxariista,

🎧 Maqal


📜 Aayad 1-4 — Suurah Fussilat

1حم
Waxay ku tusin mucjisada Quraanka sida soo hormartay.
2تَنزِيلٌ مِّنَ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
Quraanka waa soo dajinta Eebe naxariista guud iyo mid gaaraba naxariista,
3كِتَابٌ فُصِّلَتْ آيَاتُهُ قُرْآنًا عَرَبِيًّا لِّقَوْمٍ يَعْلَمُونَ
Waana Kitaab loo caddeeyey aayaadkiisa isagoo Quraan carabi ku qoran ah ciddii wax garan.
4بَشِيرًا وَنَذِيرًا فَأَعْرَضَ أَكْثَرُهُمْ فَهُمْ لَا يَسْمَعُونَ
Waana bishaareeye u dige ah, waase ka jeedsadeen badankoodu waxna ma maqlayaan.
FussilatLiiska Quraan
54Aayad
MakkiRevelation
2Aayad

Tarjumaad — Fussilat 2

Suurah Fussilat Aayad 2 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Quraanka waa soo dajinta Eebe naxariista guud iyo mid gaaraba…

Suurah Aayad 2/54 — Suurah Fussilat فصلت (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Fussilat Maqal, Suurah Fussilat Tarjumaad, Suurah Fussilat mp3, Suurah Fussilat pdf. Aayad 1–4. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers