Wallazeena aamanoo wa `amilus saalihaati wa aamanoo bimaa nuzzila `alaa Muhammadinw-wa huwal haqqu mir Rabbihim kaffara `anhum saiyiaatihim wa aslaha baalahum
📖 Tarjumaad (Af-Soomaali)
📖 Af-Soomaali
kuwa rumeeyay xaqase oo camal fiican falay oo rumeeyay Quraanka lagu soo dajiyay (Nabiga) Muxammad ah ee xaqa ah Eebe wuu astuuri xumaantooda, xaalkoodana wuu wanaajin.
🌐 Additional reference in Kiswahili
🌐 Kiswahili
Na walio amini, na wakatenda mema, na wakaamini aliyo teremshiwa Muhammad - nayo ni Haki iliyo toka kwa Mola wao Mlezi - atawafutia makosa yao na ataitengeneza hali yao.
Kuwa rumeeyay Allaah, kuna camal falay wanaagga, oo rumeeyay kitaabka lagu soo dejiyay Nabiga Muxammad (naxariis iyo nabadgalyo Korkiisa ha ahaato) – oo ah Qur'aanka xaqa ah ee ka yimid Eebahood, shaki kuma jiro – Allaah wuxuu asturay oo ka cafiyay xumaantoodii, isagoon ku qaban ciqaab, wuxuuna hagaajiyay xaalkooda adduun iyo aakhiraba, isagoo ku toosiyay wanaagga oo ka ilaaliyay xumaanta.
saasna waxaa ugu wacan in kuwa Gaaloobayna ay raaceen Baadhil, kuwa rumeeyayna ay raaceen Baadhil, kuwa rumeeyayna ay raaceen xaqa Eebe, saasuuna Eebe u yeelaa tusaale.
Haddaad kula kulantaan Gaalada Dagaal Luqunta ka garaaca, markaad sugtaanna ku adkeeya xidhidda, markaas ama iska siidaaya ama haysfurteen, inta Dagaalku ka xasili, xaalku waa saas, hadduu Eebe doonana wuu ka aarsankaraa, hase yeeshee wuxuu saas u falay inuu qaarkiin qaarka kale ku imtixaano, kuwa Jidka Eebe lagu dilana Camalkooda Eebe ma halleeyo.
Suurah Muhammad Aayad 2 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : kuwa rumeeyay xaqase oo camal fiican falay oo rumeeyay Quraanka…
Suurah Aayad 2/38 — Suurah Muhammad محمد (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Muhammad Maqal, Suurah Muhammad Tarjumaad, Suurah Muhammad mp3, Suurah Muhammad pdf. Aayad 1–4. Af-Soomaali: Kiswahili.
SurahQuran.com was founded as a humble effort to serve the Noble Book and the pure Sunnah, to invite people to Allah, and to make the religious sciences accessible according to the methodology of the Quran and Sunnah. We praise and thank Allah for His grace, and we ask Him to accept our work and make it sincere for His noble Face.