Al-Qalam · 32/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
عَسَىٰ رَبُّنَا أَن يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِّنْهَا إِنَّا إِلَىٰ رَبِّنَا رَاغِبُونَ ۝٣٢
Asaa rabbunaaa any yubdilanaa khairam minhaaa innaaa ilaa rabbinaa raaghiboon
📖 Af-Soomaali
Eebe wuxuu u dhow yahay inuu noogu beddelo mid ka fiican isagaan Khayr ka rajaynaynaa eh.

🎧 Maqal


📜 Aayad 30-34 — Suurah Al-Qalam

30فَأَقْبَلَ بَعْضُهُمْ عَلَىٰ بَعْضٍ يَتَلَاوَمُونَ
Markaasaa qaarba qaar ku jeedsaday iyagoo is dagaali.
31قَالُوا يَا وَيْلَنَا إِنَّا كُنَّا طَاغِينَ
Waxayna dheheen Magacaana ba'ye waan xad gudubnay.
32عَسَىٰ رَبُّنَا أَن يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِّنْهَا إِنَّا إِلَىٰ رَبِّنَا رَاغِبُونَ
Eebe wuxuu u dhow yahay inuu noogu beddelo mid ka fiican isagaan Khayr ka rajaynaynaa eh.
33كَذَٰلِكَ الْعَذَابُ ۖ وَلَعَذَابُ الْآخِرَةِ أَكْبَرُ ۚ لَوْ كَانُوا يَعْلَمُونَ
Caddibaaddu waa saas Caddibaadda Aakharaase ka weyn haddii ay wax ogyihiin.
34إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ عِندَ رَبِّهِمْ جَنَّاتِ النَّعِيمِ
Kuwa Eebe ka dhowrsada waxay Eeba agtiisa ku leeyihiin «Jannada Naciimada».
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
32Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 32

Suurah Al-Qalam Aayad 32 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Eebe wuxuu u dhow yahay inuu noogu beddelo mid ka…

Suurah Aayad 32/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 30–34. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers