PDF —
17 Aayad Makki PDF
Built right in your browser — download starts automatically

Suurah At-Taariq pdf — Soo Dejiso (Soomaali)

Suurah At-Taariq pdf Soomaali — Soo Dejiso Suurah At-Taariq Tarjumaad. Suurah At-Taariq (Makki) 17 Aayad.

← Al-BuruujSuurah At-Taariq Al-A'laa →


17 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﭑﭒﭓ
86:1 Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura.
ﭔﭕﭖﭗﭘ
86:2 Ma taqaan Xiddigga guura.
ﭙﭚﭛ
86:3 Waa Xiddig ifa.
ﭜﭝﭞﭟﭠﭡﭢ
86:4 Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag).
ﭣﭤﭥﭦﭧ
86:5 Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray.
ﭨﭩﭪﭫﭬ
86:6 Waxaa laga abuuray Biyo booda.
ﭭﭮﭯﭰﭱﭲ
86:7 Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood.
ﭳﭴﭵﭶﭷ
86:8 Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada).
ﭸﭹﭺﭻ
86:9 Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon.
ﭼﭽﭾﭿﮀﮁﮂ
86:10 Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.
ﮃﮄﮅﮆ
86:11 Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh.
ﮇﮈﮉﮊ
86:12 Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo).
ﮋﮌﮍﮎ
86:13 Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta).
ﮏﮐﮑﮒ
86:14 Ciyaarra ma aha (ee waa dhab).
ﮓﮔﮕﮖ
86:15 Gaaladu waxbay dhakri.
ﮗﮘﮙ
86:16 Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin).
ﮚﮛﮜﮝﮞ
86:17 Ee u sug Gaalada wax yar.

Quraanka Kariimka


Wednesday, September 9, 2026

Don't forget us in your sincere prayers