Ar-Ruum · 3/60
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ar-Ruum
فِي أَدْنَى الْأَرْضِ وَهُم مِّن بَعْدِ غَلَبِهِمْ سَيَغْلِبُونَ ۝٣
Feee adnal ardi wa hummim ba`di ghalabihim sa ya ghliboon
📖 Af-Soomaali
Dhulkii dhawaa, intii laga adkaaday ka dibna way adkaan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 1-5 — Suurah Ar-Ruum

1الم
waxay ku tusin mucjisada Quraanka (sidii soo hormartay).
2غُلِبَتِ الرُّومُ
waxaa lagaga adkaaday Ruum.
3فِي أَدْنَى الْأَرْضِ وَهُم مِّن بَعْدِ غَلَبِهِمْ سَيَغْلِبُونَ
Dhulkii dhawaa, intii laga adkaaday ka dibna way adkaan.
4فِي بِضْعِ سِنِينَ ۗ لِلَّهِ الْأَمْرُ مِن قَبْلُ وَمِن بَعْدُ ۚ وَيَوْمَئِذٍ يَفْرَحُ الْمُؤْمِنُونَ
dhawr sano dhexdeed, amarkana Eebaa iska leh horey iyo diba, Maalintaasayna ku farxi Mu'miniintu.
5بِنَصْرِ اللَّهِ ۚ يَنصُرُ مَن يَشَاءُ ۖ وَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
Gargaarka Eebe, wuxuuna u gargaari cidduu doono, waana adkaade naxariista ah.
Ar-RuumLiiska Quraan
60Aayad
MakkiRevelation
3Aayad

Tarjumaad — Ar-Ruum 3

Suurah Ar-Ruum Aayad 3 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Dhulkii dhawaa, intii laga adkaaday ka dibna way adkaan.

Suurah Aayad 3/60 — Suurah Ar-Ruum الروم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ar-Ruum Maqal, Suurah Ar-Ruum Tarjumaad, Suurah Ar-Ruum mp3, Suurah Ar-Ruum pdf. Aayad 1–5. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers