Al-Kahf · 41/110
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Kahf
أَوْ يُصْبِحَ مَاؤُهَا غَوْرًا فَلَن تَسْتَطِيعَ لَهُ طَلَبًا ۝٤١
Aw yusbiha maaa`uhaaa ghawran falan tastatee`a lahoo talabaa
📖 Af-Soomaali
ama ahadaan biyaheedu kuwa gudha oodan karin doonid (soo celin).

🎧 Maqal


📜 Aayad 39-43 — Suurah Al-Kahf

39وَلَوْلَا إِذْ دَخَلْتَ جَنَّتَكَ قُلْتَ مَا شَاءَ اللَّهُ لَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ ۚ إِن تَرَنِ أَنَا أَقَلَّ مِنكَ مَالًا وَوَلَدًا
maxaadan markaad gasho beertaada u dhihin wuxuu doone Eebe*, xoog ma jiro Eebe mooyee, haddaad aragtay anoo kaa yar adiga xoolo iyo Caruurba.
40فَعَسَىٰ رَبِّي أَن يُؤْتِيَنِ خَيْرًا مِّن جَنَّتِكَ وَيُرْسِلَ عَلَيْهَا حُسْبَانًا مِّنَ السَّمَاءِ فَتُصْبِحَ صَعِيدًا زَلَقًا
wuxuu u dhawyahay Eebehay inuu i siiyo wax ka khayr badan Beertaada, kuna diro korkeeda aafo samo, oy markaas ahaato bannaan lagu simbiririxoodo.
41أَوْ يُصْبِحَ مَاؤُهَا غَوْرًا فَلَن تَسْتَطِيعَ لَهُ طَلَبًا
ama ahadaan biyaheedu kuwa gudha oodan karin doonid (soo celin).
42وَأُحِيطَ بِثَمَرِهِ فَأَصْبَحَ يُقَلِّبُ كَفَّيْهِ عَلَىٰ مَا أَنفَقَ فِيهَا وَهِيَ خَاوِيَةٌ عَلَىٰ عُرُوشِهَا وَيَقُولُ يَا لَيْتَنِي لَمْ أُشْرِكْ بِرَبِّي أَحَدًا
waa la koobay midhihiisii (la halaagay) oo ahaaday kii gaddin gaemihiisa wuxuu ku bixiyey iyadoo ku dhacday darbiyadeeda, isagoo leh shalleytee maanan la wadaajin Eebahay Cidna.
43وَلَمْ تَكُن لَّهُ فِئَةٌ يَنصُرُونَهُ مِن دُونِ اللَّهِ وَمَا كَانَ مُنتَصِرًا
uma ahaanin koox u gargaarta oo ka soo hadhay Eebe mana aha mid gargaarta.
Al-KahfLiiska Quraan
110Aayad
MakkiRevelation
41Aayad

Tarjumaad — Al-Kahf 41

Suurah Al-Kahf Aayad 41 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : ama ahadaan biyaheedu kuwa gudha oodan karin doonid (soo celin).

Suurah Aayad 41/110 — Suurah Al-Kahf الكهف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Kahf Maqal, Suurah Al-Kahf Tarjumaad, Suurah Al-Kahf mp3, Suurah Al-Kahf pdf. Aayad 39–43. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers