Al-Ahzaab · 1/73
Tarjumaad Xarfaha — Al-Ahzaab
يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ اتَّقِ اللَّهَ وَلَا تُطِعِ الْكَافِرِينَ وَالْمُنَافِقِينَ ۗ إِنَّ اللَّهَ كَانَ عَلِيمًا حَكِيمًا ۝١
Yaa aiyuhan Nabiyyut taqil laaha wa laa tuti`il kaafireena wal munaafiqeen; innal laaha kaana `aleeman Hakeemaa
📖 Af-Soomaali
Nabiyow ka dhawrso (ka yaab) Eebe hana adeecin Gaalada iyo Munaafiqiinta, Eebana waa oge falsan.
🎧 Maqal

📜 Aayad 1-3 — Al-Ahzaab

1يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ اتَّقِ اللَّهَ وَلَا تُطِعِ الْكَافِرِينَ وَالْمُنَافِقِينَ ۗ إِنَّ اللَّهَ كَانَ عَلِيمًا حَكِيمًا
Nabiyow ka dhawrso (ka yaab) Eebe hana adeecin Gaalada iyo Munaafiqiinta, Eebana waa oge falsan.
2وَاتَّبِعْ مَا يُوحَىٰ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ ۚ إِنَّ اللَّهَ كَانَ بِمَا تَعْمَلُونَ خَبِيرًا
Raacna waxa lagaaga waxyoon xagga Eebahaa, Eebana waxaad camal falaysaan waa ogyahay.
3وَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ ۚ وَكَفَىٰ بِاللَّهِ وَكِيلًا
Talana Saaro Eebe, Eebaana kufilan wakiile.
Al-AhzaabLiiska Quraan
73Aayad
MadaniRevelation
1Aayad

Tarjumaad — Al-Ahzaab 1

Suurah Al-Ahzaab Aayad 1 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Nabiyow ka dhawrso (ka yaab) Eebe hana adeecin Gaalada iyo…

Suurah Aayad 1/73 — Al-Ahzaab الأحزاب (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Al-Ahzaab Maqal, Al-Ahzaab Tarjumaad, Al-Ahzaab mp3, Al-Ahzaab pdf. Aayad 1–3. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers