Surah At-Tiin Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da At-Tiin tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (8 Aayad — مكية). At-Tiin Maqal, At-Tiin Tarjumaad, At-Tiin mp3, At-Tiin pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da At-Tiin

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy
M Mahmoud Khalil Al-Husary
A Abdurrahman As-Sudais
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi
A Abdul Basit Abdul Samad
A Ali Al-Hudhaify
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy
A Abu Bakr Ash-Shaatree
M Muhammad Ayyoub
A Abdullah Basfar
A Abdullah Al-Juhani
M Maher Al Muaiqly
x1
وَالتِّينِ وَالزَّيْتُونِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.
وَطُورِ سِينِينَ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Iyo Dhuuri Siina.
وَهَٰذَا الْبَلَدِ الْأَمِينِ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).
لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.
ثُمَّ رَدَدْنَاهُ أَسْفَلَ سَافِلِينَ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.
فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِالدِّينِ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.
أَلَيْسَ اللَّهُ بِأَحْكَمِ الْحَاكِمِينَ ۝٨
📖 Tarjumaad Aayad 8
Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).
← 94 At-Tiin (95/114) 96 →
Akhri Surah At-Tiin Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

95التين At-Tin 📚 8 Aayad مكية

Aayad kasta – Surah At-Tiin — 8 Aayad




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers