Al-Hijr · 9/99
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Hijr
إِنَّا نَحْنُ نَزَّلْنَا الذِّكْرَ وَإِنَّا لَهُ لَحَافِظُونَ ۝٩
Innaa Nahnu nazalnaz Zikra wa Innaa lahoo lahaa fizoon
📖 Af-Soomaali
Annagaa soo dejinnay Quraanka annagaana Dhawri.

🎧 Maqal


📜 Aayad 7-11 — Suurah Al-Hijr

7لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ
Maad malaa'ig noo keentid haddaad run Sheegi.
8مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا بِالْحَقِّ وَمَا كَانُوا إِذًا مُّنظَرِينَ
Umana soo Dehinno Malaa'igta xaq mooyee lamana sugeen Gaalada (markaas).
9إِنَّا نَحْنُ نَزَّلْنَا الذِّكْرَ وَإِنَّا لَهُ لَحَافِظُونَ
Annagaa soo dejinnay Quraanka annagaana Dhawri.
10وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا مِن قَبْلِكَ فِي شِيَعِ الْأَوَّلِينَ
waxaan u dirray hortaa (rasuullo) Ummadihii hore.
11وَمَا يَأْتِيهِم مِّن رَّسُولٍ إِلَّا كَانُوا بِهِ يَسْتَهْزِئُونَ
Rasuul kasta oo u yimaaddana waxay ahaayeen kuwo ku jeesjeesa.
Al-HijrLiiska Quraan
99Aayad
MakkiRevelation
9Aayad

Tarjumaad — Al-Hijr 9

Suurah Al-Hijr Aayad 9 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Annagaa soo dejinnay Quraanka annagaana Dhawri.

Suurah Aayad 9/99 — Suurah Al-Hijr الحجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hijr Maqal, Suurah Al-Hijr Tarjumaad, Suurah Al-Hijr mp3, Suurah Al-Hijr pdf. Aayad 7–11. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers