Ar-Rahmaan · 72/78
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ar-Rahmaan
حُورٌ مَّقْصُورَاتٌ فِي الْخِيَامِ ۝٧٢
Hoorum maqsooraatun fil khiyaam
📖 Af-Soomaali
Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga.

🎧 Maqal


📜 Aayad 70-74 — Suurah Ar-Rahmaan

70فِيهِنَّ خَيْرَاتٌ حِسَانٌ
Dhexdooda waxaa ah Haween khayr leh oo Quruxsan.
71فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
72حُورٌ مَّقْصُورَاتٌ فِي الْخِيَامِ
Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga.
73فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
74لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَانٌّ
Waa Haween uusan horay u taabanin Insi iyo Jinni midna.
Ar-RahmaanLiiska Quraan
78Aayad
MadaniRevelation
72Aayad

Tarjumaad — Ar-Rahmaan 72

Suurah Ar-Rahmaan Aayad 72 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga.

Suurah Aayad 72/78 — Suurah Ar-Rahmaan الرحمن (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ar-Rahmaan Maqal, Suurah Ar-Rahmaan Tarjumaad, Suurah Ar-Rahmaan mp3, Suurah Ar-Rahmaan pdf. Aayad 70–74. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers