Nuuh · 24/28
Tarjumaad Xarfaha — Nuuh
وَقَدْ أَضَلُّوا كَثِيرًا ۖ وَلَا تَزِدِ الظَّالِمِينَ إِلَّا ضَلَالًا ۝٢٤
Wa qad adalloo kasee ranw wa laa tazidiz zaalimeena illaa dalaalaa
📖 Af-Soomaali
Waxayna Dhumiyeen dad Badan ee Eebow ha kordhinnin Daalimiinta waxaan baadi ahayn.
🎧 Maqal

📜 Aayad 22-26 — Nuuh

22وَمَكَرُوا مَكْرًا كُبَّارًا
Dhagar waynna way Dhakreen.
23وَقَالُوا لَا تَذَرُنَّ آلِهَتَكُمْ وَلَا تَذَرُنَّ وَدًّا وَلَا سُوَاعًا وَلَا يَغُوثَ وَيَعُوقَ وَنَسْرًا
Waxay isu Dheheen ha ka tagina Ilaahyaalkiinna, hana ka Tagina wuddi iyo suwaax iyo yaguuth, iyo Yacuuq iyo Nasri.
24وَقَدْ أَضَلُّوا كَثِيرًا ۖ وَلَا تَزِدِ الظَّالِمِينَ إِلَّا ضَلَالًا
Waxayna Dhumiyeen dad Badan ee Eebow ha kordhinnin Daalimiinta waxaan baadi ahayn.
25مِّمَّا خَطِيئَاتِهِمْ أُغْرِقُوا فَأُدْخِلُوا نَارًا فَلَمْ يَجِدُوا لَهُم مِّن دُونِ اللَّهِ أَنصَارًا
Gafkoodi Dartiis yaa loo Maansheeyay Naarna Loo Galiyey, mana helayaan Eebe ka soke gargaare,
26وَقَالَ نُوحٌ رَّبِّ لَا تَذَرْ عَلَى الْأَرْضِ مِنَ الْكَافِرِينَ دَيَّارًا
Nuux wuxuu yidhi Eebow ha kaga tagin Dhulka korkiisa Gaalada Ruxna.
NuuhLiiska Quraan
28Aayad
MakkiRevelation
24Aayad

Tarjumaad — Nuuh 24

Suurah Nuuh Aayad 24 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxayna Dhumiyeen dad Badan ee Eebow ha kordhinnin Daalimiinta waxaan…

Suurah Aayad 24/28 — Nuuh نوح (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Nuuh Maqal, Nuuh Tarjumaad, Nuuh mp3, Nuuh pdf. Aayad 22–26. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers