Yaa-Siin · 58/83
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Yaa-Siin
سَلَامٌ قَوْلًا مِّن رَّبٍّ رَّحِيمٍ ۝٥٨
Salaamun qawlam mir Rabbir Raheem
📖 Af-Soomaali
salaan Eebaha Naxariista xagiisa ka timidna way heli.

🎧 Maqal


📜 Aayad 56-60 — Suurah Yaa-Siin

56هُمْ وَأَزْوَاجُهُمْ فِي ظِلَالٍ عَلَى الْأَرَائِكِ مُتَّكِئُونَ
Iyaga iyo haweenkooduba waxay ku sugnaan hadh, waxayna ku dangiigsanaan sariiro (sare).
57لَهُمْ فِيهَا فَاكِهَةٌ وَلَهُم مَّا يَدَّعُونَ
Waxayna dhexdeeda ka heli faakihad, waxayna heli waxay dalbaan.
58سَلَامٌ قَوْلًا مِّن رَّبٍّ رَّحِيمٍ
salaan Eebaha Naxariista xagiisa ka timidna way heli.
59وَامْتَازُوا الْيَوْمَ أَيُّهَا الْمُجْرِمُونَ
Soocma maanta danbiilayaalyahow (gaalada).
60۞ أَلَمْ أَعْهَدْ إِلَيْكُمْ يَا بَنِي آدَمَ أَن لَّا تَعْبُدُوا الشَّيْطَانَ ۖ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ
Miyaanan idinkula ballamin Bani aadamow inaydaan caabudin Dhaydaan, illen col muuqda yuu idiin yahay.
Yaa-SiinLiiska Quraan
83Aayad
MakkiRevelation
58Aayad

Tarjumaad — Yaa-Siin 58

Suurah Yaa-Siin Aayad 58 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : salaan Eebaha Naxariista xagiisa ka timidna way heli.

Suurah Aayad 58/83 — Suurah Yaa-Siin يس (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Yaa-Siin Maqal, Suurah Yaa-Siin Tarjumaad, Suurah Yaa-Siin mp3, Suurah Yaa-Siin pdf. Aayad 56–60. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers