Az-Zukhruf · 49/89
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Az-Zukhruf
وَقَالُوا يَا أَيُّهَ السَّاحِرُ ادْعُ لَنَا رَبَّكَ بِمَا عَهِدَ عِندَكَ إِنَّنَا لَمُهْتَدُونَ ۝٤٩
Wa qaaloo yaaa ayyuhas saahirud`u lanaa Rabbaka bimaa `ahida `indaka innanaa lamuhtadoon
📖 Af-Soomaali
Waxay dhaheen kan Saaxirka (Caalimka) ahaw (Muuse) noo bari Eebahaa wuxuu kugula ballantamay wanagu waan hanuuneynaaye.

🎧 Maqal


📜 Aayad 47-51 — Suurah Az-Zukhruf

47فَلَمَّا جَاءَهُم بِآيَاتِنَا إِذَا هُم مِّنْهَا يَضْحَكُونَ
Markuu ulayimid aayadkanaga waxay noqdeen kuwo ku qosla.
48وَمَا نُرِيهِم مِّنْ آيَةٍ إِلَّا هِيَ أَكْبَرُ مِنْ أُخْتِهَا ۖ وَأَخَذْنَاهُم بِالْعَذَابِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
Ma tusino aayad haddii kale wey ka weyntahay walaasheed (tan kale) waxaana ku qabanay cadaab inay noqdaan darteed.
49وَقَالُوا يَا أَيُّهَ السَّاحِرُ ادْعُ لَنَا رَبَّكَ بِمَا عَهِدَ عِندَكَ إِنَّنَا لَمُهْتَدُونَ
Waxay dhaheen kan Saaxirka (Caalimka) ahaw (Muuse) noo bari Eebahaa wuxuu kugula ballantamay wanagu waan hanuuneynaaye.
50فَلَمَّا كَشَفْنَا عَنْهُمُ الْعَذَابَ إِذَا هُمْ يَنكُثُونَ
Markaan ka faydnay xaggooda cadaabkii waxay soo bexeen kuwo buriya (ballankii).
51وَنَادَىٰ فِرْعَوْنُ فِي قَوْمِهِ قَالَ يَا قَوْمِ أَلَيْسَ لِي مُلْكُ مِصْرَ وَهَٰذِهِ الْأَنْهَارُ تَجْرِي مِن تَحْتِي ۖ أَفَلَا تُبْصِرُونَ
Wuu u dhawaaqay Fircoon Qoomkiisii wuxuu yidhi miyuusan ii sugnaan xukunka Masar, iyo Wabiyadan socota hoostayda, miyeydaan wax arkaynin.
Az-ZukhrufLiiska Quraan
89Aayad
MakkiRevelation
49Aayad

Tarjumaad — Az-Zukhruf 49

Suurah Az-Zukhruf Aayad 49 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxay dhaheen kan Saaxirka (Caalimka) ahaw (Muuse) noo bari Eebahaa…

Suurah Aayad 49/89 — Suurah Az-Zukhruf الزخرف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Az-Zukhruf Maqal, Suurah Az-Zukhruf Tarjumaad, Suurah Az-Zukhruf mp3, Suurah Az-Zukhruf pdf. Aayad 47–51. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers