At-Takwiir · 24/29
Tarjumaad Xarfaha — Suurah At-Takwiir
وَمَا هُوَ عَلَى الْغَيْبِ بِضَنِينٍ ۝٢٤
Wa maa huwa `alal ghaibi bidaneen
📖 Af-Soomaali
Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 22-26 — Suurah At-Takwiir

22وَمَا صَاحِبُكُم بِمَجْنُونٍ
Saaxiibkiinna (Nabiguna) ma aha ku waalan.
23وَلَقَدْ رَآهُ بِالْأُفُقِ الْمُبِينِ
Horaybuuna ugn arkay Jibriil Jahadii Caddayd (Bariga Maka).
24وَمَا هُوَ عَلَى الْغَيْبِ بِضَنِينٍ
Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan.
25وَمَا هُوَ بِقَوْلِ شَيْطَانٍ رَّجِيمٍ
Qaraankuna ma aha hadal shaydaan la fogeeyay.
26فَأَيْنَ تَذْهَبُونَ
Ee xaggeed Gaalooy aadaysaan.
At-TakwiirLiiska Quraan
29Aayad
MakkiRevelation
24Aayad

Tarjumaad — At-Takwiir 24

Suurah At-Takwiir Aayad 24 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan.

Suurah Aayad 24/29 — Suurah At-Takwiir التكوير (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah At-Takwiir Maqal, Suurah At-Takwiir Tarjumaad, Suurah At-Takwiir mp3, Suurah At-Takwiir pdf. Aayad 22–26. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers