Surah At-Takwiir Carabi iyo Soomaali
Ku akhri Surah-da At-Takwiir tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (29 Aayad — مكية). At-Takwiir Maqal, At-Takwiir Tarjumaad, At-Takwiir mp3, At-Takwiir pdf.Akhri oo Maqal Surah-da At-Takwiir
🎧 Aayad
M
Mishary Rashid Alafasy
✓
Mishary Rashid Alafasy
✓
M
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
A
Abdurrahman As-Sudais
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
M
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
A
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
A
Ali Al-Hudhaify
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
A
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
A
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
M
Muhammad Ayyoub
✓
Muhammad Ayyoub
✓
A
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Basfar
✓
A
Abdullah Al-Juhani
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
M
Maher Al Muaiqly
✓
Maher Al Muaiqly
✓
—
x1
فَلَا أُقْسِمُ بِالْخُنَّسِ ١٥
📖 Tarjumaad
Aayad 15
Waxaan ku dhaartay «huu Eebe yidhi» Xiddigaha Qarsooma (Maalintii).
إِنَّهُ لَقَوْلُ رَسُولٍ كَرِيمٍ ١٩
📖 Tarjumaad
Aayad 19
Ee Quraanku waa hadalka Eebe, Soona raray Malag sharaf lah.
ذِي قُوَّةٍ عِندَ ذِي الْعَرْشِ مَكِينٍ ٢٠
📖 Tarjumaad
Aayad 20
Xoogna leh Eeba agtiisana Daraja ku leh.
وَلَقَدْ رَآهُ بِالْأُفُقِ الْمُبِينِ ٢٣
📖 Tarjumaad
Aayad 23
Horaybuuna ugn arkay Jibriil Jahadii Caddayd (Bariga Maka).
وَمَا هُوَ عَلَى الْغَيْبِ بِضَنِينٍ ٢٤
📖 Tarjumaad
Aayad 24
Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan.
وَمَا هُوَ بِقَوْلِ شَيْطَانٍ رَّجِيمٍ ٢٥
📖 Tarjumaad
Aayad 25
Qaraankuna ma aha hadal shaydaan la fogeeyay.
إِنْ هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ لِّلْعَالَمِينَ ٢٧
📖 Tarjumaad
Aayad 27
Quraankuna waxaan waanada caalamka ahayn ina aha (waa waano).
لِمَن شَاءَ مِنكُمْ أَن يَسْتَقِيمَ ٢٨
📖 Tarjumaad
Aayad 28
Ruuxii doona inuu toosnaado (yuuna u yahay).
وَمَا تَشَاءُونَ إِلَّا أَن يَشَاءَ اللَّهُ رَبُّ الْعَالَمِينَ ٢٩
📖 Tarjumaad
Aayad 29
Waxna ma dooni kartaan in Eebaha Caalamku doona mooyec.
Akhri Surah At-Takwiir Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers

