Surah Az-Zalzalah Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Az-Zalzalah tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (8 Aayad — مدنية). Az-Zalzalah Maqal, Az-Zalzalah Tarjumaad, Az-Zalzalah mp3, Az-Zalzalah pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Az-Zalzalah

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
إِذَا زُلْزِلَتِ الْأَرْضُ زِلْزَالَهَا ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Marka DHulka la gilgilo.
وَأَخْرَجَتِ الْأَرْضُ أَثْقَالَهَا ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).
وَقَالَ الْإِنسَانُ مَا لَهَا ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.
يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.
بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Maxaayeelay Eebaa u waxyooday.
يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ النَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا أَعْمَالَهُمْ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.
فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.
وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُ ۝٨
📖 Tarjumaad Aayad 8
Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.
← 98 Az-Zalzalah (99/114) 100 →
Akhri Surah Az-Zalzalah Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

99الزلزلة Az-Zalzalah 📚 8 Aayad مدنية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers