Al-'Aadiyaat · 9/11
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-'Aadiyaat
۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِي الْقُبُورِ ۝٩
Afala ya`lamu iza b`uthira ma filquboor
📖 Af-Soomaali
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.

🎧 Maqal


📜 Aayad 7-11 — Suurah Al-'Aadiyaat

7وَإِنَّهُ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ
Arrintaasna Dadku wuu ogyahay.
8وَإِنَّهُ لِحُبِّ الْخَيْرِ لَشَدِيدٌ
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.
9۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِي الْقُبُورِ
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.
10وَحُصِّلَ مَا فِي الصُّدُورِ
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.
11إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌ
In Eebohood Maalintaas ogyahay.
Al-'AadiyaatLiiska Quraan
11Aayad
MakkiRevelation
9Aayad

Tarjumaad — Al-'Aadiyaat 9

Suurah Al-'Aadiyaat Aayad 9 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.

Suurah Aayad 9/11 — Suurah Al-'Aadiyaat العاديات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-'Aadiyaat Maqal, Suurah Al-'Aadiyaat Tarjumaad, Suurah Al-'Aadiyaat mp3, Suurah Al-'Aadiyaat pdf. Aayad 7–11. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers