Taa-Haa · 94/135
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Taa-Haa
قَالَ يَا ابْنَ أُمَّ لَا تَأْخُذْ بِلِحْيَتِي وَلَا بِرَأْسِي ۖ إِنِّي خَشِيتُ أَن تَقُولَ فَرَّقْتَ بَيْنَ بَنِي إِسْرَائِيلَ وَلَمْ تَرْقُبْ قَوْلِي ۝٩٤
Qaala yabna`umma laa taakhuz bilihyatee wa laa biraasee innee khashetu an taqoola farraqta baina Baneee Israaa`eela wa lam tarqub qawlee
📖 Af-Soomaali
wuxuu yidhi (Haaruun) ina hooyow hayqabanin Gadhka iyo madaxa, anigu waxaan ka cabsaday inaad dhahdo waxaad kala gaysay Banii israa'iil dhexdooda oodan maqlin hadalkayga.

🎧 Maqal


📜 Aayad 92-96 — Suurah Taa-Haa

92قَالَ يَا هَارُونُ مَا مَنَعَكَ إِذْ رَأَيْتَهُمْ ضَلُّوا
wuxuu yidhi (muuse) Haaruunow maxaa kuu diiday markaad aragtay inay dhumeen.
93أَلَّا تَتَّبِعَنِ ۖ أَفَعَصَيْتَ أَمْرِي
inaadan raacin ma waxaad caasiday Amarkeygii.
94قَالَ يَا ابْنَ أُمَّ لَا تَأْخُذْ بِلِحْيَتِي وَلَا بِرَأْسِي ۖ إِنِّي خَشِيتُ أَن تَقُولَ فَرَّقْتَ بَيْنَ بَنِي إِسْرَائِيلَ وَلَمْ تَرْقُبْ قَوْلِي
wuxuu yidhi (Haaruun) ina hooyow hayqabanin Gadhka iyo madaxa, anigu waxaan ka cabsaday inaad dhahdo waxaad kala gaysay Banii israa'iil dhexdooda oodan maqlin hadalkayga.
95قَالَ فَمَا خَطْبُكَ يَا سَامِرِيُّ
wuxuu yidhi (muuse) xaalkaagu muxuu yahay Saamiriyow.
96قَالَ بَصُرْتُ بِمَا لَمْ يَبْصُرُوا بِهِ فَقَبَضْتُ قَبْضَةً مِّنْ أَثَرِ الرَّسُولِ فَنَبَذْتُهَا وَكَذَٰلِكَ سَوَّلَتْ لِي نَفْسِي
wuxuuna yidhi waxaan arkay waxayna arkin, waxaana qaatay wax ka mid ah raad rasuul (malaga) waana tuuray saasayna ii qurxisay naftaydu.
Taa-HaaLiiska Quraan
135Aayad
MakkiRevelation
94Aayad

Tarjumaad — Taa-Haa 94

Suurah Taa-Haa Aayad 94 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : wuxuu yidhi (Haaruun) ina hooyow hayqabanin Gadhka iyo madaxa, anigu…

Suurah Aayad 94/135 — Suurah Taa-Haa طه (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Taa-Haa Maqal, Suurah Taa-Haa Tarjumaad, Suurah Taa-Haa mp3, Suurah Taa-Haa pdf. Aayad 92–96. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers