Ash-Shu'araa · 178/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ ۝١٧٨
Innee lakum Rasoolun ameen
📖 Af-Soomaali
Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee.

🎧 Maqal


📜 Aayad 176-180 — Suurah Ash-Shu'araa

176كَذَّبَ أَصْحَابُ الْأَيْكَةِ الْمُرْسَلِينَ
Waxay Beeniyeen Kayntii Ehelkeedii Rasuulladii.
177إِذْ قَالَ لَهُمْ شُعَيْبٌ أَلَا تَتَّقُونَ
Markuu ku Yidhi Nabi Shucayb Miyeydaan Dhawrsanayn.
178إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ
Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee.
179فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَطِيعُونِ
ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca.
180وَمَا أَسْأَلُكُمْ عَلَيْهِ مِنْ أَجْرٍ ۖ إِنْ أَجْرِيَ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّ الْعَالَمِينَ
Idinkama Warsanaayo Xaqa Ujuuro, Ajrigayga Eebaha Caalamkaan ka Sugi.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
178Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 178

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 178 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee.

Suurah Aayad 178/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 176–180. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers