Al-Bayyinah · 2/8
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Bayyinah
رَسُولٌ مِّنَ اللَّهِ يَتْلُو صُحُفًا مُّطَهَّرَةً ۝٢
Rasoolum minal laahi yatlu suhufam mutahharah
📖 Af-Soomaali
Oo ah Rasuul Eebc oo akhriyi Kutub daahir ah.

🎧 Maqal


📜 Aayad 1-4 — Suurah Al-Bayyinah

1لَمْ يَكُنِ الَّذِينَ كَفَرُوا مِنْ أَهْلِ الْكِتَابِ وَالْمُشْرِكِينَ مُنفَكِّينَ حَتَّىٰ تَأْتِيَهُمُ الْبَيِّنَةُ
Ma aha Kuwii Gaaloobay ee ahaa ehlu kitaabka (Yahuud iyo Nasaara) iyo Gaaladii kuwo ka taga (xumaanta) intuu uga yimaaddo wax cad (xuja ah).
2رَسُولٌ مِّنَ اللَّهِ يَتْلُو صُحُفًا مُّطَهَّرَةً
Oo ah Rasuul Eebc oo akhriyi Kutub daahir ah.
3فِيهَا كُتُبٌ قَيِّمَةٌ
Oo xukun fiicani ku yaal.
4وَمَا تَفَرَّقَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ إِلَّا مِن بَعْدِ مَا جَاءَتْهُمُ الْبَيِّنَةُ
Mona kala tagin Gaalada ehlu Kitaabka ah intuu uga yimaaddo xaq cad (xasad dartiis).
Al-BayyinahLiiska Quraan
8Aayad
MadaniRevelation
2Aayad

Tarjumaad — Al-Bayyinah 2

Suurah Al-Bayyinah Aayad 2 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Oo ah Rasuul Eebc oo akhriyi Kutub daahir ah.

Suurah Aayad 2/8 — Suurah Al-Bayyinah البينة (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Bayyinah Maqal, Suurah Al-Bayyinah Tarjumaad, Suurah Al-Bayyinah mp3, Suurah Al-Bayyinah pdf. Aayad 1–4. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers