Huud · 106/123
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Huud
فَأَمَّا الَّذِينَ شَقُوا فَفِي النَّارِ لَهُمْ فِيهَا زَفِيرٌ وَشَهِيقٌ ۝١٠٦
Fa ammal lazeena shaqoo fafin Naari lahum feehaa zafeerunw wa shaheeq
📖 Af-Soomaali
kuwa xumaadayna naarbay gali dhexdeedayna ku hiinraagi kuna qaylyi.

🎧 Maqal


📜 Aayad 104-108 — Suurah Huud

104وَمَا نُؤَخِّرُهُ إِلَّا لِأَجَلٍ مَّعْدُودٍ
dibna uguma dhigaynno muddo magacaaban darteed mooyee.
105يَوْمَ يَأْتِ لَا تَكَلَّمُ نَفْسٌ إِلَّا بِإِذْنِهِ ۚ فَمِنْهُمْ شَقِيٌّ وَسَعِيدٌ
maalintuu Qiyaamuhu yimaaddo ma hadasho nafi idinka Eebe mooyee, waxaana ka mida dadka kuwo xun (Khasaaray) iyo kuwo liibaanay.
106فَأَمَّا الَّذِينَ شَقُوا فَفِي النَّارِ لَهُمْ فِيهَا زَفِيرٌ وَشَهِيقٌ
kuwa xumaadayna naarbay gali dhexdeedayna ku hiinraagi kuna qaylyi.
107خَالِدِينَ فِيهَا مَا دَامَتِ السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ إِلَّا مَا شَاءَ رَبُّكَ ۚ إِنَّ رَبَّكَ فَعَّالٌ لِّمَا يُرِيدُ
iyagoo ku waari inta samooyinku jiraan iyo dhulku wuxuu Eebe doono mooyee, Eebahaana wuxuu doonuu falaa.
108۞ وَأَمَّا الَّذِينَ سُعِدُوا فَفِي الْجَنَّةِ خَالِدِينَ فِيهَا مَا دَامَتِ السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ إِلَّا مَا شَاءَ رَبُّكَ ۖ عَطَاءً غَيْرَ مَجْذُوذٍ
kuwa la liibaanayna jannay ku waari inta samooyinku jiraan iyo Dhulku wuxuu Eebe doono mooyee, waana siismo aan go'ayn.
HuudLiiska Quraan
123Aayad
MakkiRevelation
106Aayad

Tarjumaad — Huud 106

Suurah Huud Aayad 106 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : kuwa xumaadayna naarbay gali dhexdeedayna ku hiinraagi kuna qaylyi.

Suurah Aayad 106/123 — Suurah Huud هود (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Huud Maqal, Suurah Huud Tarjumaad, Suurah Huud mp3, Suurah Huud pdf. Aayad 104–108. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers