Al-Mu'minuun · 32/118
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Mu'minuun
فَأَرْسَلْنَا فِيهِمْ رَسُولًا مِّنْهُمْ أَنِ اعْبُدُوا اللَّهَ مَا لَكُم مِّنْ إِلَٰهٍ غَيْرُهُ ۖ أَفَلَا تَتَّقُونَ ۝٣٢
Fa arsalnaa feehim Rasoolam minhum ani`budul laaha maa lakum min ilaahin ghairuhoo afalaa tattaqoon
📖 Af-Soomaali
Waxaana u Dirray Dhexdooda Rasuul ka mid ah Caabuda Eebe idiinma sugna Ilaah Eebe ka soo Hadhay ee Miyeydaan Dhawrsanayn.

🎧 Maqal


📜 Aayad 30-34 — Suurah Al-Mu'minuun

30إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ وَإِن كُنَّا لَمُبْتَلِينَ
Arrintaasna waxaa ku Sugan Aayaad waxaana nahay kuwo wax Imtixaama.
31ثُمَّ أَنشَأْنَا مِن بَعْدِهِمْ قَرْنًا آخَرِينَ
Markaasaan ahaysiinay Gadaashood Qarni kale.
32فَأَرْسَلْنَا فِيهِمْ رَسُولًا مِّنْهُمْ أَنِ اعْبُدُوا اللَّهَ مَا لَكُم مِّنْ إِلَٰهٍ غَيْرُهُ ۖ أَفَلَا تَتَّقُونَ
Waxaana u Dirray Dhexdooda Rasuul ka mid ah Caabuda Eebe idiinma sugna Ilaah Eebe ka soo Hadhay ee Miyeydaan Dhawrsanayn.
33وَقَالَ الْمَلَأُ مِن قَوْمِهِ الَّذِينَ كَفَرُوا وَكَذَّبُوا بِلِقَاءِ الْآخِرَةِ وَأَتْرَفْنَاهُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا مَا هَٰذَا إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُكُمْ يَأْكُلُ مِمَّا تَأْكُلُونَ مِنْهُ وَيَشْرَبُ مِمَّا تَشْرَبُونَ
waxay Dheheen Madaxdii Qoomkiisa ee ah kuwii Gaaloobay oo Beeniyey la Kulanka Aakhiro oon ugu Raaxaynay Nolosha Dhaw, kani ma aha waxaan Dad idinla mid ahayn Cunina waxaad Cunaysaan, Cabbina waxaad Cabbaysaan.
34وَلَئِنْ أَطَعْتُم بَشَرًا مِّثْلَكُمْ إِنَّكُمْ إِذًا لَّخَاسِرُونَ
Haddaad Adeecdaan Dad idila mid ah idinku waa Khasaarteen.
Al-Mu'minuunLiiska Quraan
118Aayad
MakkiRevelation
32Aayad

Tarjumaad — Al-Mu'minuun 32

Suurah Al-Mu'minuun Aayad 32 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaana u Dirray Dhexdooda Rasuul ka mid ah Caabuda Eebe…

Suurah Aayad 32/118 — Suurah Al-Mu'minuun المؤمنون (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Mu'minuun Maqal, Suurah Al-Mu'minuun Tarjumaad, Suurah Al-Mu'minuun mp3, Suurah Al-Mu'minuun pdf. Aayad 30–34. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers