Ash-Shu'araa · 141/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
كَذَّبَتْ ثَمُودُ الْمُرْسَلِينَ ۝١٤١
Kazzabat Samoodul mursaleen
📖 Af-Soomaali
Waxay Beenisay Thamuud suulladii.

🎧 Maqal


📜 Aayad 139-143 — Suurah Ash-Shu'araa

139فَكَذَّبُوهُ فَأَهْلَكْنَاهُمْ ۗ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً ۖ وَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ
Wayna Beeniyeen, markasaan Halaagnay. Taasina waxaa ku Sugan Calaamad, mana aha Badankoodu kuwo Rumayn.
140وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
Eebahaana waa Adkaade Naxariista.
141كَذَّبَتْ ثَمُودُ الْمُرْسَلِينَ
Waxay Beenisay Thamuud suulladii.
142إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ صَالِحٌ أَلَا تَتَّقُونَ
Markuu ku Yidhi Walaalkood (Nabi) Saalax Miyaydaan Dhawrsanayan.
143إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ
Waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
141Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 141

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 141 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxay Beenisay Thamuud suulladii.

Suurah Aayad 141/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 139–143. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers