Ash-Shu'araa · 3/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
لَعَلَّكَ بَاخِعٌ نَّفْسَكَ أَلَّا يَكُونُوا مُؤْمِنِينَ ۝٣
La`allaka baakhi`un nafsaka allaa yakoonoo mu`mineen
📖 Af-Soomaali
Waxaadna u Dhawdahay Nabiyow inaad Halaagto Naftaada Haddayna Rumayn Xaqa.

🎧 Maqal


📜 Aayad 1-5 — Suurah Ash-Shu'araa

1طسم
Waxay ku Tusin Mucjisada Quraanka sida soo Hor martay.
2تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ الْمُبِينِ
Taasi waa Aayadihii Kitaabka Cad.
3لَعَلَّكَ بَاخِعٌ نَّفْسَكَ أَلَّا يَكُونُوا مُؤْمِنِينَ
Waxaadna u Dhawdahay Nabiyow inaad Halaagto Naftaada Haddayna Rumayn Xaqa.
4إِن نَّشَأْ نُنَزِّلْ عَلَيْهِم مِّنَ السَّمَاءِ آيَةً فَظَلَّتْ أَعْنَاقُهُمْ لَهَا خَاضِعِينَ
Haddaan Doono Waxaan kaga soo Dejinaynaa Korkooda Samada Aayad oy Noqoto Luquntoodu Miday u Khushuucdo.
5وَمَا يَأْتِيهِم مِّن ذِكْرٍ مِّنَ الرَّحْمَٰنِ مُحْدَثٍ إِلَّا كَانُوا عَنْهُ مُعْرِضِينَ
Waxkasta oo Quraana oo Uga Yimaadda Xagga Eebaha Raxmaana oo soo Darriyo (Cusboonaada) waxay ahaan kuwo ka Jeedsada.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
3Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 3

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 3 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaadna u Dhawdahay Nabiyow inaad Halaagto Naftaada Haddayna Rumayn Xaqa.

Suurah Aayad 3/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 1–5. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers