Yaa-Siin · 30/83
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Yaa-Siin
يَا حَسْرَةً عَلَى الْعِبَادِ ۚ مَا يَأْتِيهِم مِّن رَّسُولٍ إِلَّا كَانُوا بِهِ يَسْتَهْزِئُونَ ۝٣٠
Yaa hasratan `alal `ibaad; maa yaateehim mir Rasoolin illaa kaanoo bihee yastahzi `oon
📖 Af-Soomaali
Nidaamo (Qoomamo) yaa u sugmaatay addomada Rasuulkii u yimaadaba waxay ahaadaan kuwo ku jees jeesa.

🎧 Maqal


📜 Aayad 28-32 — Suurah Yaa-Siin

28۞ وَمَا أَنزَلْنَا عَلَىٰ قَوْمِهِ مِن بَعْدِهِ مِن جُندٍ مِّنَ السَّمَاءِ وَمَا كُنَّا مُنزِلِينَ
Kuma aanaan dajinin qoomkiisii gadaashiis Januud samad ka timid, mana aanaan ku soo dajinin.
29إِن كَانَتْ إِلَّا صَيْحَةً وَاحِدَةً فَإِذَا هُمْ خَامِدُونَ
Waxaan qaylo Kaliya ahayna laguma halaagin oo markaas ay bakhtiyeen (halaagsameen).
30يَا حَسْرَةً عَلَى الْعِبَادِ ۚ مَا يَأْتِيهِم مِّن رَّسُولٍ إِلَّا كَانُوا بِهِ يَسْتَهْزِئُونَ
Nidaamo (Qoomamo) yaa u sugmaatay addomada Rasuulkii u yimaadaba waxay ahaadaan kuwo ku jees jeesa.
31أَلَمْ يَرَوْا كَمْ أَهْلَكْنَا قَبْلَهُم مِّنَ الْقُرُونِ أَنَّهُمْ إِلَيْهِمْ لَا يَرْجِعُونَ
Miyayna arkeyn intaan halaagnay hortood quruumo, aan xagooda usoo noqonayn.
32وَإِن كُلٌّ لَّمَّا جَمِيعٌ لَّدَيْنَا مُحْضَرُونَ
Dhammaanna waxaa lagu soo kulmin agtannada.
Yaa-SiinLiiska Quraan
83Aayad
MakkiRevelation
30Aayad

Tarjumaad — Yaa-Siin 30

Suurah Yaa-Siin Aayad 30 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Nidaamo (Qoomamo) yaa u sugmaatay addomada Rasuulkii u yimaadaba waxay…

Suurah Aayad 30/83 — Suurah Yaa-Siin يس (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Yaa-Siin Maqal, Suurah Yaa-Siin Tarjumaad, Suurah Yaa-Siin mp3, Suurah Yaa-Siin pdf. Aayad 28–32. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers