Ar-Rahmaan · 28/78
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ar-Rahmaan
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ۝٢٨
Fabi ayyi aalaaa`i Rabbikumaa tukazzibaan
📖 Af-Soomaali
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 26-30 — Suurah Ar-Rahmaan

26كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ
Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi.
27وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلَالِ وَالْإِكْرَامِ
Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh.
28فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
29يَسْأَلُهُ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ كُلَّ يَوْمٍ هُوَ فِي شَأْنٍ
Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugan, goorwalbana wuxuu maamuli arrin.
30فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Ar-RahmaanLiiska Quraan
78Aayad
MadaniRevelation
28Aayad

Tarjumaad — Ar-Rahmaan 28

Suurah Ar-Rahmaan Aayad 28 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.

Suurah Aayad 28/78 — Suurah Ar-Rahmaan الرحمن (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ar-Rahmaan Maqal, Suurah Ar-Rahmaan Tarjumaad, Suurah Ar-Rahmaan mp3, Suurah Ar-Rahmaan pdf. Aayad 26–30. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers