As-Saff · 1/14
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saff
سَبَّحَ لِلَّهِ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۖ وَهُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ ۝١
Sabbaha lillaahi maa fisamaawaati wa maa fil ardi wa huwal `Azeezul Hakeem
📖 Af-Soomaali
Waxaa Ilaahay nasaha (weyneeya) waxa Cirka iyo Dhulka ku sugan, Eebana waa adkaade falsan.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 1-3 — Suurah As-Saff

1سَبَّحَ لِلَّهِ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۖ وَهُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ
Waxaa Ilaahay nasaha (weyneeya) waxa Cirka iyo Dhulka ku sugan, Eebana waa adkaade falsan.
2يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لِمَ تَقُولُونَ مَا لَا تَفْعَلُونَ
dadka xaqa rumeeyayow maxaad u sheegaysaan wax aydaan falaynin.
3كَبُرَ مَقْتًا عِندَ اللَّهِ أَن تَقُولُوا مَا لَا تَفْعَلُونَ
Waxaa Cadho weyn Eebe agtiisa ku ah inaad sheegtaan wax aydaan falaynin.
As-SaffLiiska Quraan
14Aayad
MadaniRevelation
1Aayad

Tarjumaad — As-Saff 1

Suurah As-Saff Aayad 1 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaa Ilaahay nasaha (weyneeya) waxa Cirka iyo Dhulka ku sugan,…

Suurah Aayad 1/14 — Suurah As-Saff الصف (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saff Maqal, Suurah As-Saff Tarjumaad, Suurah As-Saff mp3, Suurah As-Saff pdf. Aayad 1–3. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers