Al-Haaqqah · 9/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Haaqqah
وَجَاءَ فِرْعَوْنُ وَمَن قَبْلَهُ وَالْمُؤْتَفِكَاتُ بِالْخَاطِئَةِ ۝٩
Wa jaaa`a Firawnu wa man qablahoo wal mu`tafikaatu bilhaati`ah
📖 Af-Soomaali
Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa ee la daba geddiyey (Nabi Luudh Qoomkiisi).

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 7-11 — Suurah Al-Haaqqah

7سَخَّرَهَا عَلَيْهِمْ سَبْعَ لَيَالٍ وَثَمَانِيَةَ أَيَّامٍ حُسُومًا فَتَرَى الْقَوْمَ فِيهَا صَرْعَىٰ كَأَنَّهُمْ أَعْجَازُ نَخْلٍ خَاوِيَةٍ
oo lagu diray korkooda Toddoba habeen iyo Siddeed Maalmood oo iraacsan, waxaadna arkaysaa iyagoo daadsan ood mooddo jirrid Timir (dogob dhacay).
8فَهَلْ تَرَىٰ لَهُم مِّن بَاقِيَةٍ
wax ka hadhay miyaad aragtaa.
9وَجَاءَ فِرْعَوْنُ وَمَن قَبْلَهُ وَالْمُؤْتَفِكَاتُ بِالْخَاطِئَةِ
Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa ee la daba geddiyey (Nabi Luudh Qoomkiisi).
10فَعَصَوْا رَسُولَ رَبِّهِمْ فَأَخَذَهُمْ أَخْذَةً رَّابِيَةً
Waxay Caasiyeen rusushii Eebahood Markaasuu si daran u qabtay.
11إِنَّا لَمَّا طَغَى الْمَاءُ حَمَلْنَاكُمْ فِي الْجَارِيَةِ
Markay Biyihii xad dhaafeen (Waqtigii Nabi Nuux) waxaan idinku xambaarnay (Awoow yaalkiin) Doontii.
Al-HaaqqahLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
9Aayad

Tarjumaad — Al-Haaqqah 9

Suurah Al-Haaqqah Aayad 9 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa…

Suurah Aayad 9/52 — Suurah Al-Haaqqah الحاقة (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Haaqqah Maqal, Suurah Al-Haaqqah Tarjumaad, Suurah Al-Haaqqah mp3, Suurah Al-Haaqqah pdf. Aayad 7–11. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers