Al-Ma'aarij · 1/44
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Ma'aarij
سَأَلَ سَائِلٌ بِعَذَابٍ وَاقِعٍ ۝١
Sa ala saaa`ilum bi`azaa binw-waaqi
📖 Af-Soomaali
Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo soo dedejiyo).

🎧 Maqal


📜 Aayad 1-3 — Suurah Al-Ma'aarij

1سَأَلَ سَائِلٌ بِعَذَابٍ وَاقِعٍ
Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo soo dedejiyo).
2لِّلْكَافِرِينَ لَيْسَ لَهُ دَافِعٌ
Caddibaadaasna wax Gaalada ka Celin ma jiro.
3مِّنَ اللَّهِ ذِي الْمَعَارِجِ
Waxayna ka imaan Caddibaaddaasu Eebaha sarraynta iyo Sharafta u Saaxiiba.
Al-Ma'aarijLiiska Quraan
44Aayad
MakkiRevelation
1Aayad

Tarjumaad — Al-Ma'aarij 1

Suurah Al-Ma'aarij Aayad 1 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo…

Suurah Aayad 1/44 — Suurah Al-Ma'aarij المعارج (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Ma'aarij Maqal, Suurah Al-Ma'aarij Tarjumaad, Suurah Al-Ma'aarij mp3, Suurah Al-Ma'aarij pdf. Aayad 1–3. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers