Al-Qiyaamah · 19/40
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qiyaamah
ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا بَيَانَهُ ۝١٩
Summa inna `alainaa bayaanah
📖 Af-Soomaali
Annagaana isasaarray Cadaayntiisa.

🎧 Maqal


📜 Aayad 17-21 — Suurah Al-Qiyaamah

17إِنَّ عَلَيْنَا جَمْعَهُ وَقُرْآنَهُ
Annagaa Laabtaada ku kulmin kuuna Akhriyi.
18فَإِذَا قَرَأْنَاهُ فَاتَّبِعْ قُرْآنَهُ
Ee Markaan akhrino Raac Akhriskiisa.
19ثُمَّ إِنَّ عَلَيْنَا بَيَانَهُ
Annagaana isasaarray Cadaayntiisa.
20كَلَّا بَلْ تُحِبُّونَ الْعَاجِلَةَ
saas ma aha Ee waxaad Jeceshihiin Dadow tan soo Dagdagaysa (Adduunyada).
21وَتَذَرُونَ الْآخِرَةَ
Waxaadna ka tagaysaan aakhiro.
Al-QiyaamahLiiska Quraan
40Aayad
MakkiRevelation
19Aayad

Tarjumaad — Al-Qiyaamah 19

Suurah Al-Qiyaamah Aayad 19 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Annagaana isasaarray Cadaayntiisa.

Suurah Aayad 19/40 — Suurah Al-Qiyaamah القيامة (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qiyaamah Maqal, Suurah Al-Qiyaamah Tarjumaad, Suurah Al-Qiyaamah mp3, Suurah Al-Qiyaamah pdf. Aayad 17–21. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers