Al-Buruuj · 10/22
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Buruuj
إِنَّ الَّذِينَ فَتَنُوا الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ لَمْ يَتُوبُوا فَلَهُمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمْ عَذَابُ الْحَرِيقِ ۝١٠
Innal lazeena fatanul mu`mineena wal mu`minaati summa lam yatooboo falahum `azaabu Jahannama wa lahum `azaabul hareeq
📖 Af-Soomaali
Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay mudan Caddibaadda Jahannamo iyo caddibaad gubi.

🎧 Maqal


📜 Aayad 8-12 — Suurah Al-Buruuj

8وَمَا نَقَمُوا مِنْهُمْ إِلَّا أَن يُؤْمِنُوا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ
Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo.
9الَّذِي لَهُ مُلْكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ وَاللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ
Ee leh Samada iyo Dhulka xukunkooda, Eebana wax walba wuu u jeedaa.
10إِنَّ الَّذِينَ فَتَنُوا الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ لَمْ يَتُوبُوا فَلَهُمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمْ عَذَابُ الْحَرِيقِ
Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay mudan Caddibaadda Jahannamo iyo caddibaad gubi.
11إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ جَنَّاتٌ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ ۚ ذَٰلِكَ الْفَوْزُ الْكَبِيرُ
Kuwa xaqa rumeeyey Camalfiicana falay waxay mudan Jannooyin ay dureeri dhexdeeda Wabiyaal, taasina waa liibaan wayn.
12إِنَّ بَطْشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ
Qabashada Eebana (Ciqaabtiisu) way darantahay.
Al-BuruujLiiska Quraan
22Aayad
MakkiRevelation
10Aayad

Tarjumaad — Al-Buruuj 10

Suurah Al-Buruuj Aayad 10 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay…

Suurah Aayad 10/22 — Suurah Al-Buruuj البروج (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Buruuj Maqal, Suurah Al-Buruuj Tarjumaad, Suurah Al-Buruuj mp3, Suurah Al-Buruuj pdf. Aayad 8–12. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers