Al-Bayyinah · 4/8
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Bayyinah
وَمَا تَفَرَّقَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ إِلَّا مِن بَعْدِ مَا جَاءَتْهُمُ الْبَيِّنَةُ ۝٤
Wa maa tafarraqal lazeena ootul kitaaba il-la mim b`adi ma jaa-at humul baiyyinah
📖 Af-Soomaali
Mona kala tagin Gaalada ehlu Kitaabka ah intuu uga yimaaddo xaq cad (xasad dartiis).

🎧 Maqal


📜 Aayad 2-6 — Suurah Al-Bayyinah

2رَسُولٌ مِّنَ اللَّهِ يَتْلُو صُحُفًا مُّطَهَّرَةً
Oo ah Rasuul Eebc oo akhriyi Kutub daahir ah.
3فِيهَا كُتُبٌ قَيِّمَةٌ
Oo xukun fiicani ku yaal.
4وَمَا تَفَرَّقَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ إِلَّا مِن بَعْدِ مَا جَاءَتْهُمُ الْبَيِّنَةُ
Mona kala tagin Gaalada ehlu Kitaabka ah intuu uga yimaaddo xaq cad (xasad dartiis).
5وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ حُنَفَاءَ وَيُقِيمُوا الصَّلَاةَ وَيُؤْتُوا الزَّكَاةَ ۚ وَذَٰلِكَ دِينُ الْقَيِّمَةِ
Dadkana waxaan Eebe caabudiddiisa ahayn lama farin iyagoo u kali yeeli Eebe Diinte, toosanna, Salaaddana oogi Zakadana bixin, Saasina waadiinta toosan.
6إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا مِنْ أَهْلِ الْكِتَابِ وَالْمُشْرِكِينَ فِي نَارِ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا ۚ أُولَٰئِكَ هُمْ شَرُّ الْبَرِيَّةِ
Kuwa Gaaloobay oo ehlu Kitaabka ah iyo Gaaladii waxay gali Naarta Jahannama ayna Ini waari dhexdeeda, kuwaasina waa kuwa ugli sharbadan khalqiga.
Al-BayyinahLiiska Quraan
8Aayad
MadaniRevelation
4Aayad

Tarjumaad — Al-Bayyinah 4

Suurah Al-Bayyinah Aayad 4 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Mona kala tagin Gaalada ehlu Kitaabka ah intuu uga yimaaddo…

Suurah Aayad 4/8 — Suurah Al-Bayyinah البينة (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Bayyinah Maqal, Suurah Al-Bayyinah Tarjumaad, Suurah Al-Bayyinah mp3, Suurah Al-Bayyinah pdf. Aayad 2–6. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers