Ash-Shu'araa · 36/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
قَالُوا أَرْجِهْ وَأَخَاهُ وَابْعَثْ فِي الْمَدَائِنِ حَاشِرِينَ ۝٣٦
Qaalooo arjih wa akhaahu wab`as filmadaaa`ini haashireen
📖 Af-Soomaali
Waxay Dheheen Dib u Dhig Isaga iyo Walaalkiis (Xaalkooda) una Dir Magaalooyinka kuwo soo Kulmiya.

🎧 Maqal


📜 Aayad 34-38 — Suurah Ash-Shu'araa

34قَالَ لِلْمَلَإِ حَوْلَهُ إِنَّ هَٰذَا لَسَاحِرٌ عَلِيمٌ
Wuxuu ku yidhi (Fircoon) kuwii Gaararkiisa ahaa kani waa Sixirre Xeel Dheer.
35يُرِيدُ أَن يُخْرِجَكُم مِّنْ أَرْضِكُم بِسِحْرِهِ فَمَاذَا تَأْمُرُونَ
Doonina Inuu Idinkaga Bixiyo Dhulkiinna Sixirkiisa ee Maxaad Faraysaan.
36قَالُوا أَرْجِهْ وَأَخَاهُ وَابْعَثْ فِي الْمَدَائِنِ حَاشِرِينَ
Waxay Dheheen Dib u Dhig Isaga iyo Walaalkiis (Xaalkooda) una Dir Magaalooyinka kuwo soo Kulmiya.
37يَأْتُوكَ بِكُلِّ سَحَّارٍ عَلِيمٍ
Ha kuu Keeneen Sixirre kasta oo Xeel Dheer.
38فَجُمِعَ السَّحَرَةُ لِمِيقَاتِ يَوْمٍ مَّعْلُومٍ
Waxaana Loo kulmiyey Saaxiriintii Imaatin Maalin la Yaqaan.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
36Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 36

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 36 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxay Dheheen Dib u Dhig Isaga iyo Walaalkiis (Xaalkooda) una…

Suurah Aayad 36/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 34–38. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers