Ash-Shu'araa · 82/227
Tarjumaad Xarfaha — Ash-Shu'araa
وَالَّذِي أَطْمَعُ أَن يَغْفِرَ لِي خَطِيئَتِي يَوْمَ الدِّينِ ۝٨٢
Wallazeee atma`u ai yaghfira lee khateee` atee Yawmad Deen
📖 Af-Soomaali
Ee ah kaan Damci inuu Ii Dhaafo Gafafkayga Maalinta Abaal marinta.
🎧 Maqal

📜 Aayad 80-84 — Ash-Shu'araa

80وَإِذَا مَرِضْتُ فَهُوَ يَشْفِينِ
Markaan Bukoodana Isagaa I Caafiya.
81وَالَّذِي يُمِيتُنِي ثُمَّ يُحْيِينِ
Waana kan I dili Ina Noolayn.
82وَالَّذِي أَطْمَعُ أَن يَغْفِرَ لِي خَطِيئَتِي يَوْمَ الدِّينِ
Ee ah kaan Damci inuu Ii Dhaafo Gafafkayga Maalinta Abaal marinta.
83رَبِّ هَبْ لِي حُكْمًا وَأَلْحِقْنِي بِالصَّالِحِينَ
Eebow i Sii Xikmo (Nabinimo) Ina Haleeshii kuwa Suuban.
84وَاجْعَل لِّي لِسَانَ صِدْقٍ فِي الْآخِرِينَ
Iina Yeel Sheegid Run ah (Fiican) kuwa Dambe.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
82Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 82

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 82 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ee ah kaan Damci inuu Ii Dhaafo Gafafkayga Maalinta Abaal…

Suurah Aayad 82/227 — Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Ash-Shu'araa Maqal, Ash-Shu'araa Tarjumaad, Ash-Shu'araa mp3, Ash-Shu'araa pdf. Aayad 80–84. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers