As-Saaffaat · 113/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
وَبَارَكْنَا عَلَيْهِ وَعَلَىٰ إِسْحَاقَ ۚ وَمِن ذُرِّيَّتِهِمَا مُحْسِنٌ وَظَالِمٌ لِّنَفْسِهِ مُبِينٌ ۝١١٣
Wa baaraknaa `alaihi wa `alaaa Ishaaq; wa min zurriyya tihimaa muhsinunw wa zaalimul linafshihee mubeen
📖 Af-Soomaali
Waana barakaynay Ibraahim iyo Isxaaqba, waxaana ka mid ah faracooda mid samagala iyo mid naftiisa si cad u dulmiya.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 111-115 — Suurah As-Saaffaat

111إِنَّهُ مِنْ عِبَادِنَا الْمُؤْمِنِينَ
Wuxuu ka mid ahaa addoomadanada mu'miniinta ah.
112وَبَشَّرْنَاهُ بِإِسْحَاقَ نَبِيًّا مِّنَ الصَّالِحِينَ
Waxaan ugu bishaaraynay Isxaaq oo Nabi suuban ah.
113وَبَارَكْنَا عَلَيْهِ وَعَلَىٰ إِسْحَاقَ ۚ وَمِن ذُرِّيَّتِهِمَا مُحْسِنٌ وَظَالِمٌ لِّنَفْسِهِ مُبِينٌ
Waana barakaynay Ibraahim iyo Isxaaqba, waxaana ka mid ah faracooda mid samagala iyo mid naftiisa si cad u dulmiya.
114وَلَقَدْ مَنَنَّا عَلَىٰ مُوسَىٰ وَهَارُونَ
Dhab ahaan yaan ugu mannaysanay (ugunicmeeynay) Nabi Muuse iyo NabiHaruun (Nabinimo).
115وَنَجَّيْنَاهُمَا وَقَوْمَهُمَا مِنَ الْكَرْبِ الْعَظِيمِ
Waana ka korinay iyaga iyo Qoomkooda dhibaatadii waynayd.
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
113Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 113

Suurah As-Saaffaat Aayad 113 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waana barakaynay Ibraahim iyo Isxaaqba, waxaana ka mid ah faracooda…

Suurah Aayad 113/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 111–115. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers