As-Saaffaat · 88/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
فَنَظَرَ نَظْرَةً فِي النُّجُومِ ۝٨٨
Fanazara nazratan finnujoom
📖 Af-Soomaali
Markaasuu eegay Nabi Ibraahim xiddigaha.

🎧 Maqal


📜 Aayad 86-90 — Suurah As-Saaffaat

86أَئِفْكًا آلِهَةً دُونَ اللَّهِ تُرِيدُونَ
Ma been abuurasho yaad ilaahyo Eebe ka soo hadhay u dooranaysaan.
87فَمَا ظَنُّكُم بِرَبِّ الْعَالَمِينَ
Maxaadse ka maleysaneysaan Eebaha Calaamka.
88فَنَظَرَ نَظْرَةً فِي النُّجُومِ
Markaasuu eegay Nabi Ibraahim xiddigaha.
89فَقَالَ إِنِّي سَقِيمٌ
Wuxuuna yidhi waan bukaa.
90فَتَوَلَّوْا عَنْهُ مُدْبِرِينَ
Markaasay katageen kana jeedsadeen.
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
88Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 88

Suurah As-Saaffaat Aayad 88 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markaasuu eegay Nabi Ibraahim xiddigaha.

Suurah Aayad 88/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 86–90. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers