Az-Zukhruf · 43/89
Tarjumaad Xarfaha — Az-Zukhruf
فَاسْتَمْسِكْ بِالَّذِي أُوحِيَ إِلَيْكَ ۖ إِنَّكَ عَلَىٰ صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ ٤٣
Transliteration
Fastamsik billazeee oohi ya ilaika innaka `alaa Siraatim Mustaqeem
Tarjumaad (Af-Soomaali)
📖 Af-Soomaali
Ee qabso waxa laguu waxyooday Nabiyow waxaad ku sugantahay Jid toosan.
Additional reference in Kiswahili
🎧 Maqal
📜 Aayad 41-45 — Az-Zukhruf
41فَإِمَّا نَذْهَبَنَّ بِكَ فَإِنَّا مِنْهُم مُّنتَقِمُونَ
Haddaan kulatagno adiga ku (oofsano) anaga uunbaa ka aarsan Gaalada.
42أَوْ نُرِيَنَّكَ الَّذِي وَعَدْنَاهُمْ فَإِنَّا عَلَيْهِم مُّقْتَدِرُونَ
Haddaan ku tusino waxaan u yaboohnayoo cadaab ah, waanu karraa korkooda.
43فَاسْتَمْسِكْ بِالَّذِي أُوحِيَ إِلَيْكَ ۖ إِنَّكَ عَلَىٰ صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ
Ee qabso waxa laguu waxyooday Nabiyow waxaad ku sugantahay Jid toosan.
44وَإِنَّهُ لَذِكْرٌ لَّكَ وَلِقَوْمِكَ ۖ وَسَوْفَ تُسْأَلُونَ
Quraankuna sharaf buu u yahay adiga iyo qoomkaagaba, waana leydin warsan doonaa.
45وَاسْأَلْ مَنْ أَرْسَلْنَا مِن قَبْلِكَ مِن رُّسُلِنَا أَجَعَلْنَا مِن دُونِ الرَّحْمَٰنِ آلِهَةً يُعْبَدُونَ
Warso kuwaan dirray ee kaa horeeyey oo Rasuuladanada ka mid ahaa inaan yeellay Eebaha Raxmaana Kasoboow Ilaahyaal la caabudo.
Az-ZukhrufLiiska Quraan
89Aayad
MakkiRevelation
43Aayad
Tarjumaad — Az-Zukhruf 43
Suurah Az-Zukhruf Aayad 43 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ee qabso waxa laguu waxyooday Nabiyow waxaad ku sugantahay Jid…Suurah Aayad 43/89 — Az-Zukhruf الزخرف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Az-Zukhruf Maqal, Az-Zukhruf Tarjumaad, Az-Zukhruf mp3, Az-Zukhruf pdf. Aayad 41–45. Af-Soomaali: Kiswahili.
العربية
English
Bahasa Indonesia
Türkçe
Русский
فارسی
Français
اردو
বাংলা
Deutsch
Español
中文
हिन्दी
Português
Italiano
ภาษาไทย
Polski
Nederlands
Shqip
Kiswahili
O'zbek
தமிழ்
Melayu
Bosanski
Soomaali
Azərbaycan
کوردی
한국어
日本語
Svenska
Dansk
Norsk
پښتو
മലയാളം
සිංහල
Tamazight
Hausa
አማርኛ
Български
Тоҷикӣ
Қазақша
Filipino
سنڌي
Yorùbá
Fulfulde
Татарча
ئۇيغۇرچە
Кыргызча
ਪੰਜਾਬੀ
Jawa
తెలుగు
မြန်မာ
ગુજરાતી
Oromo
मराठी
Tiếng Việt
Malagasy
Нохчийн
Wolof
ދިވެހި
ಕನ್ನಡ
Українська
Ελληνικά
ქართული
ខ្មែរ
دری
Qafar af
Maranao
नेपाली
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers








