Al-Qamar · 45/55
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qamar
سَيُهْزَمُ الْجَمْعُ وَيُوَلُّونَ الدُّبُرَ ۝٤٥
Sa yuhzamul jam`u wa yuwalloonad dubur
📖 Af-Soomaali
Waa la jabin kooxda, Dabadayna jeedin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 43-47 — Suurah Al-Qamar

43أَكُفَّارُكُمْ خَيْرٌ مِّنْ أُولَٰئِكُمْ أَمْ لَكُم بَرَاءَةٌ فِي الزُّبُرِ
Ma Gaaladinnan baa ka khayr badan kuwaas mase dambi la'aanbaa idiin ku sugan Kutubta.
44أَمْ يَقُولُونَ نَحْنُ جَمِيعٌ مُّنتَصِرٌ
Mase waxay dhihi koox guulaysan yaanahay.
45سَيُهْزَمُ الْجَمْعُ وَيُوَلُّونَ الدُّبُرَ
Waa la jabin kooxda, Dabadayna jeedin.
46بَلِ السَّاعَةُ مَوْعِدُهُمْ وَالسَّاعَةُ أَدْهَىٰ وَأَمَرُّ
Saacadda (Qiyaame) yaa ballan u ah, Saacadduna iyadaa daran oo khadhaadh.
47إِنَّ الْمُجْرِمِينَ فِي ضَلَالٍ وَسُعُرٍ
Kuwa dambiilayaasha ah baadi iyo fogaansho yay ku suganyihiin.
Al-QamarLiiska Quraan
55Aayad
MakkiRevelation
45Aayad

Tarjumaad — Al-Qamar 45

Suurah Al-Qamar Aayad 45 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waa la jabin kooxda, Dabadayna jeedin.

Suurah Aayad 45/55 — Suurah Al-Qamar القمر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qamar Maqal, Suurah Al-Qamar Tarjumaad, Suurah Al-Qamar mp3, Suurah Al-Qamar pdf. Aayad 43–47. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers