Al-Qalam · 27/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
بَلْ نَحْنُ مَحْرُومُونَ ۝٢٧
Bal nahnu mahroomoon
📖 Af-Soomaali
haddana way isgarteen waxayna dhaheen ma ehee waa la ina hoojiyey.

🎧 Maqal


📜 Aayad 25-29 — Suurah Al-Qalam

25وَغَدَوْا عَلَىٰ حَرْدٍ قَادِرِينَ
Wayna kallaheen iyagoo diidan (in Miskiin u soo galo).
26فَلَمَّا رَأَوْهَا قَالُوا إِنَّا لَضَالُّونَ
Markay ay arkeen Beertii siday tahay yey isu dhaheen waan soo dhunnay.
27بَلْ نَحْنُ مَحْرُومُونَ
haddana way isgarteen waxayna dhaheen ma ehee waa la ina hoojiyey.
28قَالَ أَوْسَطُهُمْ أَلَمْ أَقُل لَّكُمْ لَوْلَا تُسَبِّحُونَ
Markaas kii u fiicnaa yiri: miyaana idin dhihin war Eebe weyneeya.
29قَالُوا سُبْحَانَ رَبِّنَا إِنَّا كُنَّا ظَالِمِينَ
Markaasay dheheen Eebaa weyn, waan xad gudubnay.
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
27Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 27

Suurah Al-Qalam Aayad 27 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : haddana way isgarteen waxayna dhaheen ma ehee waa la ina…

Suurah Aayad 27/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 25–29. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers