Al-Qalam · 28/52
Tarjumaad Xarfaha — Al-Qalam
قَالَ أَوْسَطُهُمْ أَلَمْ أَقُل لَّكُمْ لَوْلَا تُسَبِّحُونَ ۝٢٨
Qaala awsatuhum alam aqul lakum law laa tusabbihoon
📖 Af-Soomaali
Markaas kii u fiicnaa yiri: miyaana idin dhihin war Eebe weyneeya.
🎧 Maqal

📜 Aayad 26-30 — Al-Qalam

26فَلَمَّا رَأَوْهَا قَالُوا إِنَّا لَضَالُّونَ
Markay ay arkeen Beertii siday tahay yey isu dhaheen waan soo dhunnay.
27بَلْ نَحْنُ مَحْرُومُونَ
haddana way isgarteen waxayna dhaheen ma ehee waa la ina hoojiyey.
28قَالَ أَوْسَطُهُمْ أَلَمْ أَقُل لَّكُمْ لَوْلَا تُسَبِّحُونَ
Markaas kii u fiicnaa yiri: miyaana idin dhihin war Eebe weyneeya.
29قَالُوا سُبْحَانَ رَبِّنَا إِنَّا كُنَّا ظَالِمِينَ
Markaasay dheheen Eebaa weyn, waan xad gudubnay.
30فَأَقْبَلَ بَعْضُهُمْ عَلَىٰ بَعْضٍ يَتَلَاوَمُونَ
Markaasaa qaarba qaar ku jeedsaday iyagoo is dagaali.
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
28Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 28

Suurah Al-Qalam Aayad 28 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markaas kii u fiicnaa yiri: miyaana idin dhihin war Eebe…

Suurah Aayad 28/52 — Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Al-Qalam Maqal, Al-Qalam Tarjumaad, Al-Qalam mp3, Al-Qalam pdf. Aayad 26–30. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers