Al-Jinn · 27/28
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Jinn
إِلَّا مَنِ ارْتَضَىٰ مِن رَّسُولٍ فَإِنَّهُ يَسْلُكُ مِن بَيْنِ يَدَيْهِ وَمِنْ خَلْفِهِ رَصَدًا ۝٢٧
Illaa manir tadaa mir rasoolin fa innahoo yasluku mim baini yadihi wa min khalfihee rasadaa
📖 Af-Soomaali
Marka laga Reebo ciduu ka raalli Noqday oo Rasuulah, Isagoo hor iyo gadaalba ka ilaalin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 25-28 — Suurah Al-Jinn

25قُلْ إِنْ أَدْرِي أَقَرِيبٌ مَّا تُوعَدُونَ أَمْ يَجْعَلُ لَهُ رَبِّي أَمَدًا
Waxaad Dhahdaa ma ogi inuu Dhawyahay waxa la idiinku Gooddin ama Eebahay waqti u yeeli.
26عَالِمُ الْغَيْبِ فَلَا يُظْهِرُ عَلَىٰ غَيْبِهِ أَحَدًا
Eebaa og waxa Maqan, umana muujiyo waxaa maqan Ruuxna.
27إِلَّا مَنِ ارْتَضَىٰ مِن رَّسُولٍ فَإِنَّهُ يَسْلُكُ مِن بَيْنِ يَدَيْهِ وَمِنْ خَلْفِهِ رَصَدًا
Marka laga Reebo ciduu ka raalli Noqday oo Rasuulah, Isagoo hor iyo gadaalba ka ilaalin.
28لِّيَعْلَمَ أَن قَدْ أَبْلَغُوا رِسَالَاتِ رَبِّهِمْ وَأَحَاطَ بِمَا لَدَيْهِمْ وَأَحْصَىٰ كُلَّ شَيْءٍ عَدَدًا
Si Eebe u muujiyo inay Gaadhsiiyeen Farriimihii Eebohood, Eebana waa koobay waxa Agtooda ah wayna u tirakoobanyihiin wax walba.
Al-JinnLiiska Quraan
28Aayad
MakkiRevelation
27Aayad

Tarjumaad — Al-Jinn 27

Suurah Al-Jinn Aayad 27 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Marka laga Reebo ciduu ka raalli Noqday oo Rasuulah, Isagoo…

Suurah Aayad 27/28 — Suurah Al-Jinn الجن (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Jinn Maqal, Suurah Al-Jinn Tarjumaad, Suurah Al-Jinn mp3, Suurah Al-Jinn pdf. Aayad 25–28. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers