Al-Qiyaamah · 2/40
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qiyaamah
وَلَا أُقْسِمُ بِالنَّفْسِ اللَّوَّامَةِ ۝٢
Wa laaa uqsimu bin nafsil lawwaamah
📖 Af-Soomaali
Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin).

🎧 Maqal


📜 Aayad 1-4 — Suurah Al-Qiyaamah

1لَا أُقْسِمُ بِيَوْمِ الْقِيَامَةِ
Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame.
2وَلَا أُقْسِمُ بِالنَّفْسِ اللَّوَّامَةِ
Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin).
3أَيَحْسَبُ الْإِنسَانُ أَلَّن نَّجْمَعَ عِظَامَهُ
Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa.
4بَلَىٰ قَادِرِينَ عَلَىٰ أَن نُّسَوِّيَ بَنَانَهُ
Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa.
Al-QiyaamahLiiska Quraan
40Aayad
MakkiRevelation
2Aayad

Tarjumaad — Al-Qiyaamah 2

Suurah Al-Qiyaamah Aayad 2 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa…

Suurah Aayad 2/40 — Suurah Al-Qiyaamah القيامة (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qiyaamah Maqal, Suurah Al-Qiyaamah Tarjumaad, Suurah Al-Qiyaamah mp3, Suurah Al-Qiyaamah pdf. Aayad 1–4. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers