Al-Hijr · 41/99
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Hijr
قَالَ هَٰذَا صِرَاطٌ عَلَيَّ مُسْتَقِيمٌ ۝٤١
Qaala haaza Siraatun `alaiya Mustaqeem
📖 Af-Soomaali
Eebe wuxuu yidhi kaasi waa Jid igu toosan (oo layska abaal marin).

🎧 Maqal


📜 Aayad 39-43 — Suurah Al-Hijr

39قَالَ رَبِّ بِمَا أَغْوَيْتَنِي لَأُزَيِّنَنَّ لَهُمْ فِي الْأَرْضِ وَلَأُغْوِيَنَّهُمْ أَجْمَعِينَ
Wuxuuna yidhi Ibliis Eebow i baadiyayntaada Darteed waxaan u Qurxin dhulka Dhexdiisa waana Dhumin dhammaan.
40إِلَّا عِبَادَكَ مِنْهُمُ الْمُخْلَصِينَ
Addoomadaada cibaadada kuu kali Yeelay mooyee (lana doortay).
41قَالَ هَٰذَا صِرَاطٌ عَلَيَّ مُسْتَقِيمٌ
Eebe wuxuu yidhi kaasi waa Jid igu toosan (oo layska abaal marin).
42إِنَّ عِبَادِي لَيْسَ لَكَ عَلَيْهِمْ سُلْطَانٌ إِلَّا مَنِ اتَّبَعَكَ مِنَ الْغَاوِينَ
Addoomadayda (toosan) Kuma lihid xujo Cid Ku raacday oo kuwa Baadida ah ka mida Mooyee.
43وَإِنَّ جَهَنَّمَ لَمَوْعِدُهُمْ أَجْمَعِينَ
Jahanamaana yaboohoodu yahay (inta dhunta) Dhammaan.
Al-HijrLiiska Quraan
99Aayad
MakkiRevelation
41Aayad

Tarjumaad — Al-Hijr 41

Suurah Al-Hijr Aayad 41 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Eebe wuxuu yidhi kaasi waa Jid igu toosan (oo layska…

Suurah Aayad 41/99 — Suurah Al-Hijr الحجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hijr Maqal, Suurah Al-Hijr Tarjumaad, Suurah Al-Hijr mp3, Suurah Al-Hijr pdf. Aayad 39–43. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers