Mishary Rashid Alafasy
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Muhammad Ayyoub
✓
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
Maher Al Muaiqly
✓
Tarjumaad — Tafsir
Macnada Erayada:
- Mudkhal: Meel la galo, oo ah Janno.
- Yarḍawnahu: Ay ka raalli noqdaan oo ay jeclaadaan.
- Ḥaliim: Mid dulqaad leh oo degdeg u ciqaabi maayo.
Tafsiirka:
Waxaa hubaal ah in Ilaahay (Subxaanahu watacaalaa) gelin doono Mu'miniinta kuwa ka soo baxay guryahooda oo ku hijrooday Jidkiisa, meel ay ka raalli noqon doonaan oo ay jeclaan doonaan, taasoo ah Jannatul-cadniga, oo ay ka heli doonaan wax kasta oo ay naftoodu doonto oo ay indhuhu ku raaxaystaan. Ilaahay waa mid wax walba og, wuxuuna ogyahay cidda u baxda Jidkiisa niyad san iyo cidda u baxda doonista adduunyo, isaguna waa dulqaad badan, kuma degdego ciqaabta kuwa caasiya, balse wuxuu siiyaa fursad ay ku toobad keenaan.
📜 Aayad 57-61 — Suurah Al-Hajj
Tarjumaad — Al-Hajj 59
Suurah Al-Hajj Aayad 59 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : wuxuuna Galin Meel ay ka Raalli Noqon (Janno) Eebana waa…Suurah Aayad 59/78 — Suurah Al-Hajj الحج (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Hajj Maqal, Suurah Al-Hajj Tarjumaad, Suurah Al-Hajj mp3, Suurah Al-Hajj pdf. Aayad 57–61. Af-Soomaali: Kiswahili.
Suurah Al-Hajj
Quraanka Kariimka
Monday, September 28, 2026
Don't forget us in your sincere prayers


