Yaa-Siin · 68/83
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Yaa-Siin
وَمَن نُّعَمِّرْهُ نُنَكِّسْهُ فِي الْخَلْقِ ۖ أَفَلَا يَعْقِلُونَ ۝٦٨
Wa man nu `ammirhu nunakkishu fil-khalq; afalaa ya`qiloon
📖 Af-Soomaali
Ruuxaan cimri siinno waxaannu ku gadin abuuridda (waannu tabar yarayn) ee miyaydaan wax kasayn.

🎧 Maqal


📜 Aayad 66-70 — Suurah Yaa-Siin

66وَلَوْ نَشَاءُ لَطَمَسْنَا عَلَىٰ أَعْيُنِهِمْ فَاسْتَبَقُوا الصِّرَاطَ فَأَنَّىٰ يُبْصِرُونَ
Haddaan doono waan indha tiraynaa oo markaas ay udag dagaan wadada, sayse u arki.
67وَلَوْ نَشَاءُ لَمَسَخْنَاهُمْ عَلَىٰ مَكَانَتِهِمْ فَمَا اسْتَطَاعُوا مُضِيًّا وَلَا يَرْجِعُونَ
Hadaan doonana waan doorinaynaa, mana karayaan tagid iyo soo noqosho midna.
68وَمَن نُّعَمِّرْهُ نُنَكِّسْهُ فِي الْخَلْقِ ۖ أَفَلَا يَعْقِلُونَ
Ruuxaan cimri siinno waxaannu ku gadin abuuridda (waannu tabar yarayn) ee miyaydaan wax kasayn.
69وَمَا عَلَّمْنَاهُ الشِّعْرَ وَمَا يَنبَغِي لَهُ ۚ إِنْ هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ وَقُرْآنٌ مُّبِينٌ
Maanaan barin Nabiga shicirka, Kumana haboona, waxaan (barna) un waano iyo Quraan cad.
70لِّيُنذِرَ مَن كَانَ حَيًّا وَيَحِقَّ الْقَوْلُ عَلَى الْكَافِرِينَ
Si uu ugu digo ruuxii nool (xaqa raaci) cadaabna ugu sugnaado Gaalada.
Yaa-SiinLiiska Quraan
83Aayad
MakkiRevelation
68Aayad

Tarjumaad — Yaa-Siin 68

Suurah Yaa-Siin Aayad 68 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ruuxaan cimri siinno waxaannu ku gadin abuuridda (waannu tabar yarayn)…

Suurah Aayad 68/83 — Suurah Yaa-Siin يس (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Yaa-Siin Maqal, Suurah Yaa-Siin Tarjumaad, Suurah Yaa-Siin mp3, Suurah Yaa-Siin pdf. Aayad 66–70. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers