Innal laaha faaliqul habbi wannawaa yukhrijul haiya minal maiyiti wa mukhrijul maiyiti minal haiy; zaalikumul laahu fa annaa tu`fakoon
📖 Tarjumaad (Af-Soomaali)
📖 Af-Soomaali
Eebaa Jeexa Xabbadda Midhaha ah, iyo Timirta, wuxuuna ka soo Bixiyaa wax Nool wax dhimaad ah, kana soo Bixiyaa wax Dhimaad ah wax Nool, Kaasi waa Eebe ee Xaggee laydiinka lili (Xaqa).
🌐 Additional reference in Kiswahili
🌐 Kiswahili
Hakika Mwenyezi Mungu ndiye mpasuaji mbegu na kokwa, zikachipua. Humtoa aliye hai kutoka maiti, naye ni mtoaji maiti kutokana na aliye hai. Huyo ndiye Mwenyezi Mungu. Basi vipi mnageuzwa?
Waxa Eebe uun iska leh inuu kala jeexo xabbaha midhaha, kana soo bixiyo geedaha iyo dalagyada kala duwan; isagaa kala qaada xabbaha ku dhex jira midhaha sida timirta iyo canabka, kana soo bixiya geedaha. Eebe waa kan ka soo bixiya wax nool wax dhintay, sida dadka iyo xayawaanka laga soo bixiyo dhibicda (manida) ee ah wax aan noolayn; wuxuuna ka soo bixiyaa wax dhintay wax nool, sida dhibicda laga soo bixiyo dadka iyo xayawaanka nool, iyo ukunta laga soo bixiyo digaagga nool. Kan sameeya waxyaalahan yaabka leh waa Eebe kaliya, ee maxaad la leexanaysaan xaqa oo la idinka iilayaa, idinkoo caabudaya wax aan Eebe ahayn, isagoo uun Eebe uu mutaysanayo caabudidda?
Waxaad Noogu Timaaddeen Kali Kali Sidaon idiinku Abuuray Marka hoc waxaadna kaga Timaaddeen waxaan idinku Nicmaynay Gadaashiina mana ku Aragno Agtiina Shafeecayaalkiinnii and Sheegayseen slay Shuruko Yihiia. waxaana Go'ay Xidhiidhkiinnii waxaana Dhumay waxuad Sheeganeyseen.
SurahQuran.com was founded as a humble effort to serve the Noble Book and the pure Sunnah, to invite people to Allah, and to make the religious sciences accessible according to the methodology of the Quran and Sunnah. We praise and thank Allah for His grace, and we ask Him to accept our work and make it sincere for His noble Face.