Al-Qalam · 38/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
إِنَّ لَكُمْ فِيهِ لَمَا تَخَيَّرُونَ ۝٣٨
Inna lakum feehi lamaa takhaiyaroon
📖 Af-Soomaali
oo Waxaad doontaanba aad ka helaysaan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 36-40 — Suurah Al-Qalam

36مَا لَكُمْ كَيْفَ تَحْكُمُونَ
Seed u dhihi kartaan saas.
37أَمْ لَكُمْ كِتَابٌ فِيهِ تَدْرُسُونَ
Mise Gaalooy waxaa idiin sugnaaday Kitaab aad akhrisataan.
38إِنَّ لَكُمْ فِيهِ لَمَا تَخَيَّرُونَ
oo Waxaad doontaanba aad ka helaysaan.
39أَمْ لَكُمْ أَيْمَانٌ عَلَيْنَا بَالِغَةٌ إِلَىٰ يَوْمِ الْقِيَامَةِ ۙ إِنَّ لَكُمْ لَمَا تَحْكُمُونَ
Mise ballan adag yaad naga qaadeen tan iyo Maalinta Qiyaame oo waxaad rabtaaan aad xukumaysaan.
40سَلْهُمْ أَيُّهُم بِذَٰلِكَ زَعِيمٌ
Weydii (Nabiyow) Gaalada Cidda damiinka ugu ah Xaalkaas.
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
38Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 38

Suurah Al-Qalam Aayad 38 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : oo Waxaad doontaanba aad ka helaysaan.

Suurah Aayad 38/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 36–40. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers